Madaxweyne Siilaanyo wuxu xafiiskiisa ku qaabiley safiirka Somaliland iyo Soomaaliya u fadhiya Dalka Ingiriiska Amb David Concar

 

Madaxweynaha Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabiley safiirka Somaliland iyo Soomaaliya u fadhiya Dalka Ingiriiska Amb David Concar, markii shirkaasi soo dhamaadayna waxa saxaafadda la hadlay Wasiirka Arrimaha Dibeda, Dr Sacad Cali Shire iyo Safiirka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan: 

bandhige@gmail.com