Madaxweyne-Xigeenkii hore ee Somaliland oo ka hadlay sharcinimada xil-ka-qaadista Jaamac Shabeel

Madaxweyne-Xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa sheegay in qabyo ku jirto Xeerka xisbiyada iyadoo mararka qaar aanay kala caddayn sida xilalka la isaga qadayo. Axmed Yuusuf Yaasiin wuxu sheegay in kastoo aanu akhriyin uu sharcigoodii (UDUB) dhigayey in si ku-meel-gaadh ah xilka looga qaado kadibna lagu ansixiyo Golaha Wakiillada.