Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo” ayaa waxa uu maanta ka qaybgalay shir lagaga hadlaayey Mashruuca Horumarinta Cilmiga qaybtisii labaad oo lagu qabtay Hotel Ambassador.
Shirkan oo lagaga hadli doono sidii loo kobcin lahaa tayada waxbarashada ayaa waxa ka soo qayb galay ha’yadaha ka shaqeeya waxbarashada iyo dadweyne kale oo daneeya horumarinta waxbarashada.
Shirkan oo qaybtisii koowaad oo uu madaxweynuhu furay sannadkii 2013-kii.