Qaybaha kala duwan ee bulsho waynta ku nool magaalada Burco ayaa salaadda Ciidul-adxa ee sannadkan 1444 tirsiga Islaamka si meeqam sare leh ugu oogay magaaladaasi.
Tukashada Salaada Ciidul-axada waxa kala qayb galay bulshada madaxda heer gobol iyo heer degmo ee gobolka Togdheer, waxaanay khudbado dhinacyo badan taabanaya oo Fadliga Ciida la xidhiidha u jeediyeen kumanaankii qof eek a soo qaybgalay oogista saalada.
Halkan ka Daawo