Magacyada 12 Sarkaal Oo Uu Madaxweyne Biixi Shalay Siiyay Bilad Geesi

Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi ayaa shalay bilad geesi siiyay 12 sarkaal oo ka tirsan ciidanka qaranka, kuwaas oo loo aqoonsaday geesiyaal.

 

Magacyada saraakiishaas ayaa kala ah

 

  1. Gaashaanle sare Ismaaciil Faarax Cawaale Doolaal
  2. Gaashaanle sare Axmed Hure Haariye
  3. Gaashaanle sare mahad ย faarx cilmi cambaashe
  4. Gaashaanle sare Cabdillaahi Suufi Axmed
  5. Gaashaanle sare Yuusuf Iimaan Diiriye
  6. Gaashaanle dhexe Kayd Cismaan Maxamed
  7. Gaashaanle dhexe Ibrahim Cali Sabir
  8. Gaashaanle dhexe Maxamed Cabdillaahi Cartan
  9. Gaashaanle dhexe Cabdillaahi Maxamed Axmed Dhegaweyne
  10. Sareeye guuto Cali Barre Xuseen
  11. Gaashaanle Faysal Cabdi Bootaan
  12. Gaashaanle sare Cabdillaahi Ibraahim Xasan

Xigasho: Geeska Afrika