“Masuuliyad ayaa idinka saaran in bulshada war sax ah la siiyo madaama lagalayo xili doorasho, warka saxda ahna waxay bulshadu ka sugaysaa waa saxafiyiinta” | Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta JSL. Cabdikariin Aaden Cadde.