Masuuliyiin ka tirsana xisbiga Kulmiye ee gobolka Sanaag ayaa waxay ku eedeeyeen Xisbiga Waddani in ay Muwaadiniinta ka iibasadaan kaadhka Codeynta, sidoo kalena waxay baaqeen u direen shacabka ku dhaqan gobolka Sanaag oo ay ka bilaabantay qaybinta kaadhka codbixintu.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan: