Masuuliyiinta hay’adda EUCAP ayaa kullan la qaatay wasiirka wasaaradda xananadda Xoolaha iyo Kalluumaysiga Siciid Sulub Maxamed iyo agaasimaha waaxda kalluumaysiga Ismaciil Mire.
Waxana kullankan lagaga wada hadlay:-
โข Sidii kor loogu qaadi lahaa shuruucda iyo xeerarka Kalluumaysiga.
โข Sidii loo xoojin lahaa wada shaqaynta ciidanka badda iyo wasaaradda si looga hor-tago Kalluumaysiga sharci daradda ah.
Ugu dambayn saraakiisha sare ee hay’adda EUCAP waxay Wasiirka gudoonsiiyeen Bilad sharaf taasoo ka turjumaysa wadashaqaynta wanaagsan ee ka dhaxaysa Wasaaradda iyo Hay’adda #EUCAP.
ALLAA MAHADLEH