Masuuliyiintii ka xidhnaa xisbiga Waddani oo maanta lafilayo in lasii daayo

Ergo isugu jirta ganacsatada Somaliland ayaa bilaabay dedaalo ay isugu soo dhawaynayaan Madaxweyne Biixi iyo madaxda xisbiyada mucaaradka, waxaanay bilaabeen kulamo kala duwan oo ay la yeesheen dhinacyada.

Xigasho:- Geeska Afrika