Masuuliyiintii Xisbiga WADDANI ee Gobolka Hawd ayaa waxay iska casileen xilkii iyo xubinimadii ay ka hayeen xisbigaasi,waxay ku biireen Xisbiga Kulmiye

 

Masuuliyiintii Xisbiga WADDANI ee Gobolka Hawd ayaa waxay iska casileen xilkii iyo xubinimadii ay ka hayeen xisbigaasi,waxay ku biireen Xisbiga Kulmiye.

Masuuliyiintan ayaa waxay kala yihiin:
1-Maayar ku Xigeenkii Hore ee Degmada Baligubadle Mawliid jaamac Yuusuf.
2-Xoghayihii Guud ee Gobolka Gobolka Hawd ee Xisbiga Waddani Shacbaan Cabdi Muxumed
3-Gudoomiyihii Garabka Haweenka Xisbiga WADDANI ee Gobolka Hawd Siraad Cabdi Kaahin,
4-Gudoomiye ku xigeenkii Garabka Haweenka Xisbiga Waddani ee Gobolka Hawd Malyuun Jaamac Yoos
5-Xoghayihii Garabka Haweenka Xisbiga Waddani ee Gobolka Hawd Hodan Cabdillaahi Xaaji Saalax
6-Madaxii Dhaqaalaha Garabka Haweenka Xisbiga Waddani ee Gobolka Hawd Caasha Maxamuud Taagane
7-Gudoomiye ku xigeenka Garabka Dhalinyarada Xisbiga Waddani ee Gobolka Hawd Bare Cabdi Hure
8-Madaxii Dhaqaalaha Xisbiga Waddani ee Gobolka Hawd Tiriig Caydiid aadan

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan: 

bandhige@gmail.com