Masuulyiinta xisbiga Waddani eeย ka soo jeeda degmooyinka Axmed Dhagax iyo 31ย May ayaa waxaa ayย habeenkii xalay ahaa ay kulan is xogwareysi ah la yeesheen haween weynaha labadaas degmo
Sidoo kale waxaa ay ka wada hadleen sidii loo dardar galin lahaa tageerada xisbiga Waddani ay u hayaan dadka ku nool labadaasi degmo isla markaana ย meel looga soo wada jeesan lahaa
Dhinaca kale haweenka ka soo jeeda Degmooyinka 31 May iyo Axmed Dhagax ayaa waxaa ay cadeeyeen in ay taageero buuxda la garab taagan yahiin xisbiga Waddani.
bandhige@gmail.com