Maxkamada Gobolka Maroodi-jeex Ayaa Xukun Ku Riday Mulkiilaha Astaan TV Cabdimanan Yuusuf

Maxkamada Gobolka Maroodi-jeex Ayaa Xukun Ku Riday Mulkiilaha Astaan TV Cabdimanan Yuusuf

Maxkamada gobolka Maroodi-jeex ayaa maanta Cabdimanan Yuusuf oo ah mulkiilaha Astaan TV ku xukuntay 5 sano oo xadhig ah.

Dhanka kale, waxa ay maxkamadu telefiishanka Astaan saartay xayiraad iyo ganaax lacageed oo dhan 2 Bilyan oo Shilinka Somaliland.

Bandhige@gmail.com