Mudaneyaasha Golaha Wakiilada Somaliland oo la fasaxay Muddo 4 Todobaad ah Cudurka Coronavirus Awgii

Gudoomiyaha golaha Wakiilada JSL mudane Baashe Maxamed Faarax isagoo ka duulaya khatarta xanuunka #CaronaVirus iyo digniintii Gudida heer qaran ee arintan loo xilsaaray ka soo saartay waxa uu go’aamiyey sidan hoos ku qoran.

Nuqul kamid ah war-saxaafadeed kasoo baxay golaha Wakiilada Somaliland oo soo gaadhay Bandhige ayaa u dhignaa sidan: