Muxaadiro: Qisadii geeridii Nebi Daauud (CS)โ€“ Qisooyin uu Nebi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay Q.4aad

 

Geeridu waa xaqiiq qof kasta sugaysa. Barnaamijkan oo ah kii afraad ee barnaamijyadii aad u bixinay qisooyin uu Nebi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay waxa aan ku eegaynaa qiso kale oo uu Nebigu (csw) inooga sheekeeyay oo ku saabsan sidii kadiska ahayd ee uu malaga geeridu ugu yimid Nebi Daaโ€™uud.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka muxaadirada oo dhammaystiran:

bandhige@gmail.com