Muxaadiro: Qisadii ninkii dhulkii uu iibsady khasnada ka helay – Qisooyin uu Nebi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay Q.8aad

 

Haddaad dhul iibsato oo aad khasnad ku duugan ka hesho dhulkaas maxaad samayn lahayd. Qisada maanta ee barnaamijka qisooyin uu Nebigu (CSW) ka sheekeeyay waxa ay ka hadlaysaa nin sidaasi ay ku dhacday wuxuu sameeyay iyo sida arrinkaas loo xaliyay. Casharo badan ayaa ku jira qisadan ee aynu ka faa’iidaysano.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka muxaadirada oo dhammaystiran:

bandhige@gmail.com