Muxaadiro: Qisadii ninkii Nasabkiisa ku faanay ee naarta galay – Qisooyin uu Nebi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay Q.19aad

 

Qofka aakhiro jano ma geyso. Diinta Islaamka dadku waa ay siman yihiin. Ka bani-aadmiga ugu sharfta badani waa ka ugu dhawrsan. Qisadni waa qiso uu Nebigu inoogu sheegayo in aanay wax fiican ahayn ku faanida awoowyaal aanad garanayn waxa ay ku danbeeyeen. Fadlan qisadan, dhuux macnaheeda.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka muxaadirada oo dhammaystiran:

bandhige@gmail.com