Muxaadiro: Qisadii Sarah iyo boqorkii daalimka ahaa – Qisooyin uu Nebi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay Q.1aad

 

Qisooyinku waa hab qofka iyo ummaddaha lagu tarbiyadeeyo. Waa qaab uu Nebigu (csw) uu ku tarbiyadayn jiray asxaabtiisa.
Barmaamijkani waa barmaaijkii koowaad ee barmaamijyo silsilad qisooyin ah oo aan ugu talagalay bishan Ramadaanta. Waxa aan silsiladan ugu magac darnay “Qisooyin uu nabi Maxamed (calyhi salaatu wa salaam) ka sheekeeyay.

Barnaamijkan koowaad waxa mawduuciisu waa: Qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay (1) – Qisadii Sarah iyo boqorkii daalimka ahaa.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka muxaadirada oo dhammaystiran:

bandhige@gmail.com