Muxaadiro: Qisadii Sarah iyo boqorkii daalimka ahaa – Qisooyin uu Nebi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay Q.2aad

 

Barmaamijkan waxa aan ku eagaynaa dhacdo wayn oo taariikhiya, isla markaana ay muhiim tahay in ay ogaadaan dhammaanba dadka Muslimiinta ahi. Waa qisadii xaaskii Nebi Ibraahim (CSW) Hajira iyo sidii uu Illaahay ugu karaameeeyay in uu u dilaaciyay ceelka biyaha Zam Zamka.

Mucjisadan ayaynu ku soo qaadi barmaamijka labaad ee barmaamijyo taxana ah oo aan ugu tala galay bisha Ramadaanta.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka muxaadirada oo dhammaystiran:

bandhige@gmail.com