Nin taageersan siyaasada Donald Trump ayaa waxa loo xidhay weerar uu u gaystay gabadh Muslim ah

 

Nin dagan gobolka Massachusetts ayaa lagu soo oogay in uu hadallo nacayb ah ku yidhi gabadh Muslim ah isla markaasna uu laagay iyadoo joogta garoonka JFK oo ay ka shaqayso.

Robin Rhodes oo 57 jir ah ayaa lagu eedeeyay in uu yidhi ” Trump ayaa idinka oo dhan meesha idinka saari doona, wuxuuna gabadha u diiday in ay ka soo baxdo xafiiskeeda Delta Sky Lounge.

Dacwada uu wajahayo waxa ka mid ah naycayb sida uu sheegay xeel ilaaliyaha degmada Queens

Haddii eedaymahaas lagu helo wuxuu wajihi karaaa afar sanno oo xadhig ah.

bandhige@gmail.com