Odayaasha, waxgaradka, iyo dhallinyarada gobolka Hawd oo caddeeyay in aanay metelin xubno dhawaan ku hadlay afka bulshada gobolkaasi iyagoo ku baaqay in dhan looga soo wada jeesto ilaalinta nabadgelyada.