Qaar kamida Hablaha Qurbe-joogta Gobalka Tog-dheer ayaa deeq Raashin dhamaystiran gaadhsiyay Taliska Ciidanka Qaranka Oog.