Qisooyinka Qur’aanku waa barmaamij maalinle ah oo aan ugu talogalnay bisha barakaysan ee Ramadaanta. Waa barmaamij aan maalin kasta aan ku soo qaadan doono hal dhacdo ama qiso oo uu Qur’aanku ka hadlay iyo casharada aynu ka faa’iidaysan karno.
Nicmada Allah in aad ka mahadnaqdaa waxa ay keentaa in ay nicmadaasi kaa suulin. Meelo badan Qur’aanku waxa uu ka shekeeyay dad nicmadii uu Alle siiyay ka mahadnaqi waayay oo sababtaa darteed nicmadii ku waayay. Barmaamijka 26 aad ee qisooyinka Qur’aanka waxa aan kaga hadli doonaa qiso ka mida qisooyinkaas uu Qur’aanku ka sheekeeyay.
Halkan ka daawo qaybtii lix iyo labaatanaad, daawasho wacan: