Quraanka waan baran lahaa laakiin!

Dad badan ayaa jecel in ay Quraanka bartaan laakiin waxa ay ku andacoodaan in ayna karin. Sababaha ay ku doodaan iyo in ay sababahaasi xaqiiq ahayn halkan ka daawo.