Shacabka Caasimada Hargeysa Oo Si Weyn U Bogaadiyey Waxqabadka Wasiirada Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Somaliland

Wasiirada Shaqaa Iyo Arimaha Bulshada Somaliland Marwo Hinda Jamac Xirsi Gaani ayaa Shacabka Caasimada Hargeysa Ku Bogaadiyeen Sanadkii ay Joogtay Wasaarada Guulaha ay Ka Soo Hoysay Arimaha Bulshada Taas Oo Shacabka Ku Abuurtay  Hidiidilo Iyo Kalgacayl Farabadan Oo Ay U Qaadeen Xukumada U Hogaaminayo Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka.