Sheekh Siciid Cali: Qoys adag oo dhisan ayaa caruur wanaagsan soo saara

Shaqooyida ugu wayn ee aabo iyo hooyo kastaa waa korinta iyo tarbiyadayntan ubadkooda. Hadii uuu dhismaha qoysku adag yahay waaalidiintuna ay a soo baxaan waajibka saaran waxa ay soo saari ubad wanaagsan oo naftooda iyo waalidkoodba anafaca. Maaduucaasi waa mawduuca 4aad ee mawaadiicda aan ku eegaynay qawaacida tarbiyada caruurta. Waxa aan qaacidadan u bixinay ” Qoys adag oo dhisan ayaa caruur wanaagsan soo saara”. Hadaad waqti haysato fadlan ka faa’idayso walaalaha kalena la wadaaag.