Sheikh Said Ali: Qisadii Safiirkii Rasuulka ee Madiina

 

Taariikhda rag iyo dumar ayaa raad la xusuusta kaga taga. Taariikhdoodu dhibaatooyinkeena ma xaliyaan laakiin casharo ayaa inoogu jira aynu ka faa’iidaysan karno haddii aan si fiican u dhuuxno. Bishan Ramadaanta ee sandadkan waxa aan idin la wadaagi doona barmaamijyo kooban oo ka mid ah qisooyinka qaar ka mida ragaas iyo dumarkaas. Kani waa barmaamijkii 3aad ee barmaamijyadaas.

Halkana hoose ka daawo muxaadirada oo dhammaystiran: 

bandhige@gmail.com