Shir lagaga hadlayey ammaanka Somaiiland iyo Itoobiya oo lagu Fara-weyne

Waxa Degmadda Fara-weyne ee ku taala xuduudka Somailand iyo Itoobiya waxa lagu soo gabagabeeye shir uga socday kaas oo laga hadlayey xidhiidhka dhinaca ammaanka.

Shirkan ayaa waxa lagaga wada hadlay arrimaha la xidhiidha ammaanka iyo sidii looga hortagi lahaa cidkasta oo ku lid ah nabad-galyada labada dal.

Shirkan ayaa noqonaya shirkii 1aad ee ay yeeshaan guddiyada afar tuulo oo dhaca xuduudka Somaliland iyo Itoobiya kuwaas oo xuduud wada wadaaga.

ย Halkan ka daawo muuqaalka warkan:

 

bandhige@gmail.com