Somaliland ayaa dib u fasaxday keenista Qaadka iyada oo Xanuunka Covid-19 uu kusii fidayo gudaha Somaliland

Somaliland ayaa fasaxday keenista iyo ka ganacsiga Qaadka iyada oo Xanuunka Covid-19 uu kusii fidayo gudaha Somaliland

23kii April Gudida kahortagga Covid-19 ee Somaliland ayaa waxay mamnuuceen keenista iyo ka ganacsiga Qaadka muddo 25 maalmood ah, si looga hortaggo Xanuunka Covid-19.

Iyadoo ay ka hadhsatahay wakhtigii la Joojiyay mudo ku siman Afar maalmood gudidu waxa ay sheegeen in qaadku uu iman karo sidii caadiga ahayd fasaxna yahay laga bilaabo maalinta axada taariikhduna ku beegantahay 17 nisha May.

Xanuunka Covid-19 yaa aad ugu fidaya Somaliland iyadoo kiisaskii ugu dambeeyay ay marayaan 87 qof iyadoo dhimashaduna ay marayso 8 qof.

Bandhige@gmail.com