Somaliland ayaa ka Digtay Gadiidkii Dagaalka ee ay Dawladda Qatar Siisay Soomaaliya

Xildhibaan axmed diiriye nacnac ka mid ah xildhibaanada golaha wakiilada soomaaliland ayaa ka hadlay gawaadhida dagaalka oo dawlada qadar ugu deeqaday somaliya.

Xildhibaanku waxa uu sidoo kale ka hadlay khilaafka xoogan ee ka dhex aloosan xisbiyada somaliland.

Warkan oo muuqaal ah oo aan kasoo xiganay Saab Tv halkan hoose ka Daawo.