“Somaliland Investmen Company, waxay ku taallaa Dubia, waxaana iska leh Dawladda Somaliland….” Wasiirka Arrimaha Sacad Cali Shire 

 

Wasiirka arrimaha dibedda Somaliland, Dr. Sacad Cali Shire ayaa sheegay in shirkad magaceeda la yidhaahdo Somaliland Investmen Company oo ay guddi ka yihiin isaga iyo safiirka Somaliland u fadhiya Imaaraaddka Carabta, ay dawladdu ku leedahay Dubia.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan:

bandhige@gmail.com