Xoghaya Xisbiga Waddani Maxamed Cabdilaahi “Uurcade” ayaa waxa uu jawaab ka bixiyey hadalka kasoo yeeshay Raysal-wasaaraha Soomaaliya oo ka hadlay heshiiska dekedda Berbera ee u dhaxeeya Dawladaha Somalialnd, Itoobiya iyo DP World.
Halkan hoose ka daawo muuqaalkan warkan:
https://www.youtube.com/watch?v=vMrd5ca5nOM
bandhige@gmail.com