Somaliland oo guud ahaanba joojisay keenista iyo ka ganacsiga Qaadka inta lagu gudo jiro bisha barakaysan ee Ramadaan

Somaliland laga joojiyey keenista iyo ka ganacsiga Qaadka ilaa maalinta Salaasada ee taariikhdu tahay 21st May 2020 oo ku beegan labo cisho ka hor maalinta ciidda, iyadoo lagu xisaabtami doono xaaladda isbedel ee xanuunka COVID-19.

War-saxaafadeed ay soo saareen Gudida kahortagga Covid-19 oo soo gaadhay warqabadka Bandhige ayaa u dhignaa sidan:

Bandhige@gmail.com