Somaliland: Qofkii labaad ayaa u geeriyooday Fayraska Covid-19, iyadoo kiisaska guud ee waddanku ay gaadhay 12 qof

Somaliland qofkii labaad ayaa u geeriyooday Fayraska Covid-19, iyadoo kiisaska guud ee waddanku ay gaadhay 12 qof.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda H. Caafimaadka JSL. Dr. Maxamed Cabdi Xergeeye Ayaa Warbixinta Maalinlaha Ah Ka Warbixiyayay Xaalada Cudurka Coronavirus Iyo Caafimaadka Guud Ee Somaliland, waxaana uu sheegay in qofkii labaad u geeriyooday fayraska Covid-19 sidoo kalena ay jiraan saddex qof oo laga helay xanuunkan.

Tirada guud ee Somaliland ee xanuunka Covid-19 ayaa gaadhay hadda 12 qof.


Bandhige@gmail.com