Somaliland waxay u jawaab ka bixisay hadalkii Raysal-wasaaraha Soomaaliya kassi oo ku aadanaa heshiiska ay wada galeen xukuumadda Somaliland, Itoobiya iyo shirkada DP World oo la wareegtay maamulka dekedda Berbera.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan:ย
bandhige@gmail.com