Somaliland : Xadhiga sharci-darada ah iyo Aragtidii Madaxweyne Biixi

Muuqaalkan waxa aad ku daawan doontaan Mawqifkii madaxwayne Muuse Bixii Cabdi Ka Taagnaa In Qof La Xidho Waaran Maxkamadeed La’aan Xiligii aanu Talada Dalka Qaban.

Halkan hoose ka daawo Muuqaalkan Tv-ga Horncable ka Diyaariyay.