Soo-dhawayntii Guddoomiyaha UCID iyo khudbaddii uu jeediyey ee dhinacyada kala duwan taabanaysay

“Waa in aynu ka fikirnaa, todoba bilood horteed dalkeenu miyuu ka fiicnaa mise wuu ka wanaagsanyahay maanta, waa in taas laga hadlaa, faysal-baa farmaajo salaamay maahee, dalkan waa wada leeyahay, haddi aanu aragno in aanu jirin awooddi  dalka lagu wadi lahaa, waanu ka tashanaynaa…” ayuu yidhi Faysal Cali-Waraabe.