Suldaan Ibraahim Jaamac Samatar oo ka tirsan salaadiinta Awdal iyo Gabiley ayaa xukuumadda Somaliland ku hambaleeyey fulinta qorshaha magaalada Wajaale.
Warbixin muuqaal ah oo Ayaanle Xaaji diyaariyey hoos ka daawo.