TACSI TIIRAANYO LEH.

TACSI TIIRAANYO LEH.

Inaa lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajucuun

Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Maxamed Kaahin Axmed JSL Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradaย  Maxamed Muuseย  Diiriye Agaasimaha Guud ee Amniga Mukhtaar Ismaaciil Agaasimaha Guud ee Mamulka Gobolada Iyo Degmooyinka Cabdi GUrey ย Iyo Dhamaanba Shaqaale Weynaha Wasaarada Arrimaha Gudaha Somalilandย  Waxay Tacsi Tiiraanyo Lehย  uย  Dirayaanย  Badhasaabkii Gobolka SELEL Cabdiraxman Cabdillaahi Rooble ย oo saaka ย Kuย  Geeriyooday Gobolka Selel.

ย inaa lilaahiย  wa inaa ilayhi raajucuun.

Masuuliyiinta Arrimaha GUdaha JSLย  waxayย  marxuubka ilaahay uga baryayaan inuu janadiiย  Fardawsa ka waraabiyoย  Qoyskii , qaraabadii, asxaabtiiย  iyo qaranka Somaliland ee uu ka baxaynaย  Samir iyo iimaan Saadiqa Ka Siiyo.

ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย  AAMIINย ย  ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย AAMIIN ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย AAMIIN

 

Jamal Abdi Muhomed

Spokesmanย ย Somaliland ย Ministry Of Interior,

 

Contact Details:

Phone: +252 63 4127409

Find Us On Facebook:ย https://www.facebook.com/wasaaradagudaha/?ref=hl

Website: http://www.somalilandinterior.net/