Ummad hoggaankeedii, culumadeedii, intii Caqliga iyo cilmiga-lahayd Seexdeen, Khudbadii Sheekh Aadan-Siiro

Halkan waxa aad ka daawataa khudbadii salaada Jimcaha ee uu jeediyey Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud “Aadan-Siiro” oo uu kaga hadlay qodobo dhowr ah oo ay ku jiraan diwaangelinta lix goobood waqooyiga Hargeysa oo ay isku haystaan Gobollada Awdal iyo Maroodi-jeex, taasi oo ay xukuumaddu go’aamisay goobahaa in la geeyo diwaangelinta codbixiyaha.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka khudbadan oo dhamaystiran:

bandhige@gmail.com