Ururka caawinta dadka maskaxda ka xanuunsan ayaa deeq gaadhsiiyey cisbitaalka dhimirka ee Hargeysa

Ururka Somaliland Mental Health Support Organization ayaa Deeq Dhar iyo Bustayaal iskugu jira Gaadhsiiyey Cispitaalka Guud ee Hargeysa Qaybtiisa Dhimirka. Hoos ka daawo warbixinta oo faahfaahsan oo muuqaal ah.