Ururka Somaliland Mental Health Support Ayaa Deeq Caano Ah Gaadhsiiyey Cispitaalka Dhimirka Hargeysa

Ururka Somaliland Mental Health Support Org. ayaa maanta Deeq Caano ah oo ka Kooban 500 Oo Kartoon Gaadhsiiyey Cispitaalka Dhimirka Magaalada Hargeysa. Warbixintan oo faahfaahsan ka daawo muuqaalka hoose.