Wada Hadalada Somalia Iyo Somaliland OO Hargeysa Lagaga Hadlay.

Buugan waxa qoray Khadar Maxamed Muxumed waxaana magacisa la yidhaahdaa KALA-MAAN, waxa uu ku qoray marxaladihii ay soo mareeen wada hadaladii u dhexeeyay Somaliland iyo Somalia.

Warbixin Muqaal ah oo HCTV ka diyaarisay Halkan hoose ka daawo…