“Walaalayaal shalay waxaan tagay Imaaraadka Carabta wallowayn oo dhami waxay leedahay Illaahayow soo saar Cirro annakuna waxaan leennahay Illaahayow ha soo saarin Cirro ..,” Murashax Faysal Cali Waraabe 

 

Guddoomiyaha xisbiga UCID ahna musharaxa Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxa uu kala qayb galay taageerayaal xisbiga UCID oo isku soo baxay beerta xoriyada Hargeysa.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan: 

 

bandhige@gmail.com