Xubin ka mid ah xisbiga Waddani ee Gobolka Gabiley ayaa iska casilay kuna biiray xisbiga Kulmiye

 

Xubin ka mid ah xisbiga Waddani ee Gobolka Gabiley Axmed Sheekh Nuur Ducaale ayaa iska casilay kuna biiray xisbiga Kulmiye.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan: 

bandhige@gmail.com