Warancade waxa uu ka hadlay sababta uu u doortay safiirka Somaliland ee Itoobiya

Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancade haatana ah Wakiilka Somaliland ee Dalka Itoobiya ayaa maanta si rasmi ah xilkii Wasaaradaasi waxa uu ugu wareejiyey wasiirka cusub ee Arrimaha Guddaha Prof Yaasiin Maxamud Xiir Faratoon.

Wasiirkii Hore ee Arrimaha Gudaha ayaa iftiimiyey sababta keentay in loo xusho safiirka Somaliland ee Dalka Itoobiya.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan:

bandhige@gmail.com