Warbixin : Wiil araga naafo ka ah oo xaafidul Qur’aan ah, kaalinna ka galay tartanka Qur’aanka

 

Cabdifataax Xasan Cabdi waa wiil 17 jir aj oo araga naafo ka ah oo ku nool magaalada Hargeysa, waxaana uu waxbarashada ka gaadhay heer dugsi hoose dhexe hase ahaatee ma aanu helin halkii uu uga sii gudbi lahaa dugsiga hoose dhexe maadaama aanay Somaliland ka jirin dugsiyo sare iyo jaamacado loogu talo galay ardayda araga naafada ka ah.

Cabdifataax waa xaafidul-qur’aan, waxaana uu sanadkan kaalinta koowaad ka galay tartankii qur’aanka iyo xadiiska ee gobollada Somaliland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan: 

bandhige@gmail.com