Wasaarada Caafimaadka waxay dawooyin ka guddoontay Ha’yadda WHO

Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dr Saleebaan Ciise Axmed “Xaglo-Toosiye” ayaa maanta  La wareegay diyaarada dawooyin oo ay keentya keentay Hay’ada WHO.

Deeqdan dawooyinka ayaa waxa hore uga codsaday dawladda Somaliland gaar ahaan wasaaradda Caafimaadka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan:

bandhige@gmail.com