Wasaarada Isgaadhsiinta iyo Tik-noolajiyadda JSL ayaa soo gabogabeysay kullanka wada-tashiga Xeer-nidaamiyaasha iyo hagayaasha casriyaynta adeega dawladaha Hoose ee dalka.