Wasaaradda Caafimaadka Somaliland waxay joojisay dhammaan qaadka ka yimaada Yeman

 

Wasaaradda Caafimaadka Somaliland waxay joojisay dhammaan qaadka ka yimaada dalka Yemam oo ay ganacso bilaabeen in ay keenaan waddanka kadib markii qaadkii lagaga keeni jiray Itoobiya istaagay.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan:

bandhige@gmail.com