Wasaaradda deegaanka iyo isbeddelka cimilada ayaa tabobar la xidhiidha adeegsiga tignoolojiyadda ee arrimaha deegaanka u soo xidhay xubno ka tirsan Wasaaraddaasi.